wasarada duulista

dhinaca midig2

3d image slider joomla

JE Camera Slideshow (copy)

bluehost.com

Wasaarada Duulista Hawada, ayaa Maanta ku Dhawaaqday in ay Joojisay soo dhawaynihii lagu qaban jiray Madaarka Gudahiisa Sababo Amni Darteed.

 Hargaysa April 27, 2016 ( SL) Masuuliyiinta Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka 

Read more...

Xaflad Soo Dhaweyan Ah oo Maamulaha Madaarka Hargaysa Loogu Sameeyay Magaalada London.

London (W/Duulista ) Xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynaayo Maamulaha.

Read more...

Shirkii Bilaha Ahaa Ee Shaqaale Weyanaha Madaarka iyo Masuuliyiinta Duulista oo Maanta Qabsoomay.

Wadan walba Dadkiisa ayaa leh, Wadan walba Dadkiisa ayaa dhisa, Wadan Walba cida u shaqaysa ayaa isu xilsaarta,Wasiir Cumar Yare.

Read more...

Somaliland oo Lagu Casuumay Shir Lagaga Hadlaayo Amaanka Madaarada Aduunka oo Ka Dhacay London.

London(W/DUULISTA ) Shir lagaga hadlaayo Amaanka Madaraada Aduunka ayaa  ka furmay Magaalada London.

Read more...

Shirkii Shaqaalaha Madaarka oo Shahaado Sharafyo lagu Gudoonsiiyey Wasiir Cadaani, Sidoo Kalena Lagu Soo Dhaweeyay Wasiir Cumar Yare iyo Axmed N Faahiye.

 

 wixii Wasiirka hore ka tegay ee uu dhisay, waxba ka badalimayno.” Wasiir Cumar.

Read more...

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Duulista oo Munaasibad Ballaadhan Xilka kagala Wareegay Wasiirkii hore + Nuxurka Weedhihii laga Yidhi.

Hargeysa (W/Duulista) Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa Xilka    kula Wareegay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Duulista Hawada.

Read more...

Hawlwadeenada Amaanka Madaarada Somaliland oo Tababar loo soo xidhay.

 

Hargaysa (W/DUULISTA ) Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ahna Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Wacyigalinta iyo Dhaqanka Cismaan C/laaahi Saxaradiid ( Cadaani ) ayaa maanta Tababar socday Laba Wiig.

Read more...

Wasiirka Duulista oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay, Safiirka Dalka Tukriga U Qaabilsan Somaliland iyo Somaliya.
Hargaysa (W/DUULISTA ) Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cismaan C/laahi Saxardiid (Cadaani) ayaa saaka Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Somaliya/ iyo Somaliland ee Dalka Tukriga Oglan bekar bey aule.

Read more...

Shaqaalaha Amaanka Madaarada Somaliland oo Loo Furay Tababar ku Saabsan Adkaynta Amaanka.
Waxan Dadweynaha JSL, Somaliya, iyo Caalamka u sheegaya in aanay jirin wax alla wax fulin ah oo Dawlada somaliya, Somaliland Duulimaadyo kaga joojisay ” Wasiir Cadaan"

“waxaanu soo kordhinay, in aanu joojino.

Read more...

 

“Madaarka Laascaanood, waxa ku xigidoonta oo aynu furidoonaa intaanu Xagaagu bilaabmin, oo aanu dib u furidoonaa Madaarkii caanka ahaa ee Berbera, Taana hala ogaado oo reer berbera niyada ha galiyaan,”Wasiir Cadaani

123

 

“, Qof kasta oo Wasaaradda Duulista ka midi waa inuu xisaab ka furtaa Bank S/L, halkii ay Khasnajiyadu ka soo qaadi jirtay, Lacagtii la soo Xamaalayey ma jirayso, xisaabtaas macnaheedu waxa weeye in Shilinkii lagu isticimaalo oo lagu aamino halkii loogu talo galay.”Agaasimaha Banka Dhexe

Read more...

“Qorshahaygu waxa weeye in Madaarka Cigaal International  Airport uu noqo Garoon isku xidha Geeska Africa oo dhan, haday tahay Alaab iyo Rakaaba,”

Hargaysa (W/Duulista) Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cismaan C/laahi Saxaradiid ayaa dhawaan waraysi dheer siiyey Talafayshinka UNIVERSAL TV, waraysigan oo uu qaadayey Wariyaha weyan ee Faysal Fadhfadhle ayaa waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybihii uu Wasiirku kaga hadlay, waxa u qabsoomay mudadii uu joogay Wasaaradda iyo waxyaabaha u qorshaysan.

Read more...

    OGAYSIIS:

Si aad ula socoto wararka Iyo Hawl qabadka Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Fadlan Page-kan Like Garee, sidoo kalena waxaad halkan Wasaaradda ugu gudbin karaa Wixii tallo, tusaale .

Read more...

Guddiga Arimaha Dibada iyo Xidhiidhka Hay’adaha Caalamiga ah ee Golaha Guurtida Oo Saaka Socdaal Shaqo Ku Yimi Wasaaradda Duulista.
  Hargaysa (W/DUULISTA ) Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cisamaan C/laahi Saxardiid (Cadaani) ayaa saaka Xafiiskiisa warbixin ku siiyey Guddiga Arimaha Dibada iyo Xidhiidhka Hay’adaha Caalamiga ah ee Golaha Guurtida. Wasiirka waxaa dhinaca.

Read more...

Wasiirka Duulista oo Bilwalba Khamiista Ugu Danbaysa u Qoondeeyay In Uu la Shiro Shaqaale Weynaha Madaarka Cigaal International Airport.
Hargaysa  (W/DUULISTA ) Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawda iyo Gaadiidka Cirka ayaa Bil Walba Khamiista ugu danbaysa u qoodeeyay Maalin uu la shiro dhamaan Shaqaale weynaha Madaarka Cigaal International Airport.

Read more...

 When you entering the Gates of Egal International Airport or when you are flying you are interesting to be staying the green areas of the airport Customers are fully confidence the service they have got received staff airport.

Hargeisa (Ministry of Aviation )Beauty is a part of human life and existence in the world, day after day increases the rebuilding of railway ,aircraft parking and terminal "Egal International Airport",.
flowers and green plants are resting human eyes, Egal airport is a limited areas which highly.

Read more...

 Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo ka hadlay Go,aamadii ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada ee khamiistii,fariina u diray dadka Isticmaala Madaaarada Dalka.

 

Hargaysa December (W/DUULISTA ) Wasiirka Wasaarada Duulista Cismaan C/laahi Saxaradiid (Cadaani) ayaa saaka shir jaraa’id oo uu ku qabtay Wasaaradiisa kaga hadlay qodobo lagu ansixiyey shirkii Golaha Wasiirda ee Khamiistii oo uu Gudoominaayey.

Read more...

Wasiirka duulista iyo hawada somaliland oo ka hadlay isku socodka labada dal ee Somaliland iyo somaliya.

 

Hargaysa  (W/DUULISTA ) Gudi uu dhawaan Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud (Siilanyo) u Magacaabay, isu socodka labada Wadan ee Somaliya iyo Somaliland,

Read more...

  Qofku marka uu soo dego ama ka dhoofo Madaarka Cigaal waxa uu ka baxa kadimadiisa.

 Hargaysa  (W/DUULISTA ) Quruxdu waa qayb ka mid ah nolosha Aadamaha, iyo jiritaanka Aduunkaba, waxaa maaliba maalinta ka danbaysa kor u sii kacaaya bilicda Madaarka, “Egal Airport.

Read more...

Agaasimaha Waaxda Duulimaadka ee Wasaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ka Hadlay   Xafladdi Qalin jebinta Ardayda Itobiya.

 

War Saxaafdeed

 Hargaysa December (W.DUULISTA ) Wasiirka Wasaraada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cismaan C/laahi Saxardiid (CADAANI)ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Mr: Berhe Tesf

Read more...

Ministry of Aviation

SOMALILAND ALLOW DHOWR

Slideshow

bluehost good for wordpress hosting